Masjid ay dhiseen asxaabtii Nebiga NNKH oo waxyeelo ka soo gaartay dagaalkii Tigray

Masjid qarniyo jiray oo taariikhi ah  ayaa lagu waxyeelleeyay dagaalkii gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas ku dhex maray milatariga federaalka iyo xoogagga TPLF. Masjidkan oo lagu magacaabo al-Nejashi ayaa lagu soo warramay in madaafiic lagu garaacay, la bililiqeystay isla markaana laga waxyeelleeyay qabuuro taariikhi ah oo ay ku aasan yihiin qaar ka mid ah asxaabtii … Continue reading Masjid ay dhiseen asxaabtii Nebiga NNKH oo waxyeelo ka soo gaartay dagaalkii Tigray